Produktbild
Fatima Jibrell

NABAD IYO CAANO

Muuqaalo Laga Soo Qaaday Gobolada Waqooyi Bari Ee Soomaaliya

Buch

Fatima iyo James waxaa ay ku dadaaleen in Buugga Nabad iyo Caano ay ku soo bandhigaan quruxda iyo bilicda dhulkeenu leeyahay, masiibada ku habsatay iyo dadaalka dadkiisu ku jiraan. Waxaa kale oo ay noo iftiimiyeen waxtarka dhulku leeyahay iyo firfircoonida baacmushtarka soomaalida. Fikirka aan buuggan ka qaatay waxaa weeye hodontinimada iyo muuqaalka qurxoon ee dhulkeena oo ay ku gadaaman yahiin iftiinka bilicda leh ee Bada cas iyo Bada Hindia, iyo sida ay u baabi'inayaan tuugada caalamiga ah ee Badaha xaaqa ugaarsadana khayraadkeena. Nabad iyo Caano waxaa uu ka mid yahay dadaalada ay wadaan dadka ilaaliya khayraadka iyo barwaaqada Eebe uu dh… Mehr

CHF 52.90

Preise inkl. MwSt. und Versandkosten (Portofrei ab CHF 40.00)

Versandfertig innerhalb 1-3 Werktagen

Produktdetails


Weitere Autoren: Lindsay, James
  • ISBN: 978-1-105-62158-1
  • EAN: 9781105621581
  • Produktnummer: 19164731
  • Verlag: Lulu.com
  • Sprache: Somali
  • Erscheinungsjahr: 2012
  • Seitenangabe: 82 S.
  • Masse: H28.0 cm x B21.6 cm x D0.5 cm 331 g
  • Abbildungen: Paperback
  • Gewicht: 331

Bewertungen


0 von 0 Bewertungen

Geben Sie eine Bewertung ab!

Teilen Sie Ihre Erfahrungen mit dem Produkt mit anderen Kunden.